Site icon Qaamuus

ereyga

Shacab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(shucuub, m.dh) 1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shacab

shacbi | shicib | Aasiya |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version