Shafshafee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la dhaawacay qaantiisi qayb ka mid ah siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shafshafee ↴
shafshafayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg