Shakamad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Suun dun bulush ah leh oo fardaha madaxa loogu xiro qurux awgeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shakamad ↴
shakamadayn | shakamadee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg