Site icon Qaamuus

ereyga

Shaqojoojin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Diidmo ay shaqaaluhu ku diidayaan in ay wadaan shaqada, ayaga o codsanayaan lacag dheeraad, ama xaalad ka wanaagsan tii hore.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqojoojin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version