Site icon Qaamuus

ereyga

Shaqshaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Shay indho yaryar oo daldaloola leh oo budada iyo buunshada badarka lagu kala bixiyo.

Shaqshaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax shaqshaq ku kala saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaqshaq

shaqshaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version