Shar
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ro, m.l)Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shar ↴
baabbi'i | faahfaahi | jaah | laal | laalan | maalin firfircoone | maamuusjab | maamuusjebi | naakirad | qaafo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg