Sharaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hoore la cabbo; cabbitaan.
Sharaab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Hoore cabbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharaab ↴
qasac | qasacadee | sharaabid | tiingaaro | tuur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg