Sharabaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hu'ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharabaad ↴
sharabaaddo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg