Site icon Qaamuus

ereyga

Sharad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nidar. 2. Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah. 3. (-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.

Sharad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rday, -radday; -rdi)

Nidar gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharad

sharatan | shardi | shardid | shirad | shuruud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version