Sharafdhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Maamuus xumo qof gaarta.
Sharafdhac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)Cid maamuus jebid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharafdhac ↴
facshar | sharafdhicid | sharafjab |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg