Site icon Qaamuus

ereyga

Sharci

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/shuruuc, m.dh)

1. Axkaam-ta diinta islaamka; shareeco. 2. Xeerar dawladdu samayso oo dadka lagu xakumo.

Sharci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid haddi-daaddeed ka jawaabid. 2. Qof go'aan ugu yeerid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharci

baabbi'i | laal | laalan | naakirad | qaanuun | xad-awoodeed | afgembi | afgembi | amarkutaagle | ansax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version