Shareer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Wax, wax kale lagu qariyo. 2. Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin. 3. Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.
Shareer
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Buur dhaladeeda.
Shareer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax qarin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shareer ↴
fiilo | foodshareer | foolshareer | garni | hurdo diid | indhashareer | indhashareerad | indhashareeran | indhashareerasho | indhashareernaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg