Site icon Qaamuus

ereyga

Sharrax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo. 2. (-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.

Sharrax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Qalab meel ku qurxin. 2. Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharrax

big | jalaal | lammaan | shaqlan | sharraxaad | sharraxan | sharraxid | sharraxnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version