Sharrib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Jarrib; tijaabo; holis; baxnaanis. ld shirrab¹.
Sharrib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sharrib ↴
sharribaad | sharriban | sharriban | sharribasho | sharribid | sharribmid | sharribnaan | sharribnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg