Site icon Qaamuus

ereyga

Shax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.

Shax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Shax cayaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shax

oodan | qaar | xabbadqaad | xaglagooye | addin | adke | anshax | anshaxdaran | anshaxdarnaan | anshaxdarnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version