Site icon Qaamuus

ereyga

Shaxaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay. 2. ld shaxaa-did.

Shaxaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaxaad

qaraab | qaraab | shaxaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version