Site icon Qaamuus

ereyga

Shaxan joomitiri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)

(xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaxan joomitiri

toobin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version