Shaxaroor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaxaroor ↴
haruur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg