Sheegato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dad sheegta tol aysan ka dhalan ee xeer iyo dano kale ku raacay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheegato ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg