Sheeko
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya. 2. Wax laysu sheego.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheeko ↴
maad | maadee | haasaawe | haasaawee | baashaal | baashaali | beenhawaas | beenhawaasad | cawee | cilmiga usdurraadka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg