Sheen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.
Sheen
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eemay, -eentay)Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sheen ↴
sheemid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg