Site icon Qaamuus

ereyga

Shidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.

Shidan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Nal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shidan

bas | dambasyaal | qaxan | shidmid | shidnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version