Site icon Qaamuus

ereyga

Shido

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-itay, -idatay)

1. Nal, raadiye iwm daarasho. 2. Dab iwm hursasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shido

oog | belbel | cayaaryaxaas | dabshid | deeb | dubaalad | falaxfalax | hog | kowk | liifad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version