Site icon Qaamuus

ereyga

Shig

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Iin darteed hadal si dhib leh oo googo'an ugu dhawaaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shig

carrabla'aan | haghag | haghagle | halcun | mishiggaan | shigid | xundhur-bakteeriyeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version