Site icon Qaamuus

ereyga

Shiilcad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiilcad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version