Shilin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo/-maad, m.l/dh)Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti.
Shilin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xasharaad siddeed lugood leh oo jaadad badan, baalalna aan lahayn oo dhiigga xoolaha ku nool cudurrana keenta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shilin ↴
xagaafee | xagaafo | arkaniida | astaan | beni | dhib | dur | fashilin | gafane | garbacad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg