Site icon Qaamuus

ereyga

Shimbiryaxaas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Shimbir aan laga ag waayin yaxaaska oo cunta xasharaadka yaryar iyo findhicilka ku hara ilkaha yaxaaska dhexdooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shimbiryaxaas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version