Site icon Qaamuus

ereyga

Shiraako

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hanti dad badan ka dhexeysa. 2. Sh. ah: dad dani ka dhexeyso oo leh heshiis qoran dhib iyo dheefna wa-daaga. ld shuraako.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiraako

shiraakoobid | shiraakow | shuraako | shuraakoobid | shuraakow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version