Site icon Qaamuus

ereyga

Shirki

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kelinnimada Alle iyo cibaadadiisa oo wax kale lala wadaajiyo.

Shirki

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga:

(iyay, -isay) Cibaadada Alle cid kale la wadaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shirki

allebadane | shirkiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version