Site icon Qaamuus

ereyga

Shuhub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.fal) Gabal ka soo go'ay maatar adag oo soo galay gibilka qaybtiisa sare kana yimid dulalaati sare,lagana arko dhulka, ilays ka dhasha isxoqidda isaga iyo hawada uu soo dhexmarayo awgeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuhub

cirsoodhac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version