Shukul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul¹.
Shukul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -uùshay)1. Wax sukuliye ku tumid. 2. Badar si isha looga bixiyo aayar tumid. 3. Digir duban qob ka qaadid. ld sukul².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shukul ↴
luun | shukulaato | shukulan | shukulan | shukulasho | shukulid | shukulnaan | shukulnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg