Site icon Qaamuus

ereyga

Shuruud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ballan hore loo dhigtay. 2. Qodob muhiim ah in la fuliyo. 3. (w) eeg sharad 1 (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuruud

maangalnimo | bilaash | buuxi | buuxso | digniin kamadambeys ah | khidmo-shuruud | khuluc | shuruudla'aan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version