Site icon Qaamuus

ereyga

Shuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhul dhir badan leh oo jiq ah; cayn.

Shuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Badar dhagax biyo uga saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuur

canshuur | canshuur | canshuuran | canshuurasho | canshuurid | canshuurnaan | canshuurnaansho | canshuuro | canshuurqaad | canshuurqaade |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version