Site icon Qaamuus

ereyga

Shuush

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cudur. 2. Xumaan uurka la isugu hayo; uurkutaallo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shuush

naashuusho | baxshuush | baxshuushsan | baxshuushsanaan | baxshuushsanaansho | shuuqshuuq | shuushaami | shuushaamin | shuushaamis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version