Site icon Qaamuus

ereyga

Shux

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Duxda ka baxda shay dufan leh marka qorraxda la dhigo.

Shux

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Socod xarrago yar ku jirto.

Shux

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Laf iwm oo qorrax la dhigay dufan ka bixid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shux

dux | shuxid | shuxlee | shuxleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version