Site icon Qaamuus

ereyga

Sibbi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

1. Silsillad dahab ah. 2. Kuul leh midab ka kooban dhibicyo madow iyo caddaan ah oo haweenku qoorta ku xirtaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sibbi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version