Sibir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xabag qaraar oo daawo ahaan loo isticmaalo. 2. Shamiinto. 3. Dhul-dhaca aqalka oo la kebisey.
Sibir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bro, m.l)1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sibir ↴
dacar | gariirshe | marmar | sibirayn | sibiree | teenis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg