Site icon Qaamuus

ereyga

Sibraar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Harag neef yar oo ari ah, oo si gaar ah loo baxshay loona habeeyey oo biyaha ama caanaha lagu shubto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sibraar

xab | buufimo | cukad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version