Site icon Qaamuus

ereyga

Sii

Qaabnaxa: qr.fk Isrogrogga:

1. (nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha. Tus. “Sii durug!. Guriga sii gal!” 2. Qurub tilmaamaya kordhin. Tus. “Arrintu way sii xumaatay”. 3. Qurub tilmaamaya sii socosho fal. Tus. “Hadalka sii wada!”.

Sii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Qof wax milki uga dhigid. 2. Qof wax u dhiibid.
Siigo*

Boodh iyo dhas dabaylo watta 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Dheeraadsiin*

waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sii

aabayeel | aabayeel | aabee | aadsii | aadsiin | baabaha masiixiga | baabasiir | na | na | kaadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version