Site icon Qaamuus

ereyga

Siig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ugaarta waweyn nooc ka mid ah oo biciidka u eg kana yar aadna u dheereeya lehna geeso dhaadheer oo gadaal u rogan.
Siigo*

Boodh iyo dhas dabaylo watta 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siig

boodhar | boor | bus | dabayl | dhansiig | dhansiig | dhansiigid | dhasiig | dhasiig | dhasiigid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version