Siigee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)1. (fg.) Wax habaas u yeelid. 2. (fmg.) Cid habaas kicin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siigee ↴
siigeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg