Site icon Qaamuus

ereyga

Siijeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Oogada qaarkeeda sare, dhanka jeegada iyo dhabarku ku yaalliin. 2. Wajhadda dambe ee wax leeyihiin, sida buuraha, aqallada iwm. 3. Dulqaad iyo wax qodqodis la'aan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siijeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version