Silikeyt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(kiim.) Iskudhisyo tiro badan oo leh ayoonno bireed iyo iskudhisyo silikon-ogsijiin oo kakan. Silikeytyo badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhagaxda iyo macdanta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga silikeyt ↴
liitiyam | nikal | shamiinto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg