Siman
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nmay, -mantay; -nmi)1. Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho. 2. Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho. 3. Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho. ld sinan¹.
Siman
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)1. Laba wax ama ka badan, xag darajo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah ahaansho. 2. Dhul aan meelo kala sarreeya lahayn ahaansho. 3. Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaaf-siisanayn ahaansho. ld sinan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siman ↴
caad | raawi | xagaaf | agaasiman | bannaan | bannaan | bannaan-fatah | bannaanow | cadaadis-beege | caris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg