Simbayr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Doc; dhinac. 2. Boodidda nafley labada dhinac midkood u booddo. 3. Iin sinaha gasha oo dhutis keenta. ld sinbayr.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga simbayr ↴
sinbayr |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg