Site icon Qaamuus

ereyga

Sin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)

Misig.

Sin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

1. Laba wax ama ka badan isla ekeysiin. 2. Saf iwm qallooc ka bi'in. 3. Caddaalad wax ku maamulid.4. Dhaawac qiimayn. 5. Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin. 6. U s.: hadal joojin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sin

caajisin | laasin | laasin | naaqisin | naaqusin | ooysin | wada noolaansho | wadar-xigsineed | xaasin | yersin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version