Site icon Qaamuus

ereyga

Sinjaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Is-weheshadka iyo wada dhoofka gaadiidka badda. 2. S. ah: deris.

Sinjaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Gaadiid badeed si ay isu weheshadaan hal mar wada dhoofid. 2. Deris si wanaagsan ula dhaqmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinjaar

sinjaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version