Sinji
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Aslalkii hore ee laga soo jeeday. 2. Dabci awooweyaasha laga dhaxlo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sinji ↴
wada noolaansho | amiiba | aragtida Darwin | arkaniida | artaraboodha | beel | biyood | carab | dhalan | duul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg