Site icon Qaamuus

ereyga

Siran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Ku s.: wax khatalmay noqosho.

Siran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Ku s.: wax khatalmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siran

fasiran | gaasiran | gaasiran | sirmid | sirnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version