sirgaxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xntay; -xmi)Wax qalloocmay noqosho. ld sirgacan¹.
sirgaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax qalloocan ahaansho. ld sirgacan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sirgaxan ↴
sirgacan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
ld sirgaxan¹.
sirgaxmid [m.f.dh]
eeg sirgaxan¹. ld sirga-camid.
sirgaxnaan [m.f.dh]
eeg sirgaxan². ld sirgacnaan, sirgacnaansho, sirgaxnaan-sho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg